Isse Mohamuud Gure
Deputy Mayor For Admin and Finance
Ku xigeenka Duqa ee maamulka iyo Maaliyadda wuxuu duqa ka kaalmeeyaa lana fududeeyaa Arimaha maaliyadda sida Kor u qaadidda Dakhliga , mareenta qarashaadka iyo diyaarinta warbixinta Maaliyeed Sidoo kale wuxuu qabtaaa Shaqo kasta ee duqo u idmado