Abdimajid Dahir Adan
Deputy Mayor For Public Works
Ku xigeenka wuxuu Duqa ka taageeraa hirgelinta mashaariicda horumarineed, kor u qaadista adeegyada dadweynaha, iyo hubinta in magaalada ay hesho kaabayaal tayo leh oo waara, si loo xaqiijiyo bilic, nadaafad, iyo horumar joogto ah.