Dr. Hassan Mohamed Hussein “Muungaab”
Governor of Banadir Regional and Mayor of Mogadishu
Mayor of Mogadishu iyo Governor of Banaadir Region waa hoggaamiyaha ugu sarreeya Maamulka Gobolka Banaadir (BRA), isla markaana ah madaxa fulinta ee caasimadda Muqdisho. Booskan waxay isku darsataa hoggaaminta siyaasadeed, maamul, amni, horumarinta kaabayaasha, iyo adeegyada dadweynaha, iyadoo la hubinayo maamul hufan, isla-xisaabtan leh, oo waafaqsan dastuurka iyo sharciyada dalka.